UK oo go’doon ka noqoneysa caalamka & Virus-ka cusub oo si xowli ugu faafaya

Waxa soo baxaya walaac isa soo taraya oo dunidu ka muujinayso Viruska cusub ee karona ee laga helay Ingiriiska. Dowlada ayaa sheegtay inay soo rogeyso tallaabooyiin cusub oo lagu xakameynayo feyriska corona. Khubarada ayaa sheegaya inuu si xawli ah ugu faafayo Britain nooc cusub oo Carona ah kaasoo si fudud ay dadka isu qaadsiin karaan. … Continue reading UK oo go’doon ka noqoneysa caalamka & Virus-ka cusub oo si xowli ugu faafaya